![Candho Weyne](https://source.boomplaymusic.com/group10/M00/12/23/84bb422ac86a41fcb8f2f850497746fe_464_464.jpg)
Candho Weyne Lyrics
- Genre:Reggae
- Year of Release:2021
Lyrics
Candho Weyne - Ilkacase Qays
...
Ilkacase ft Axmed jabiye ft Emraan khan
Abwan rashka
Caano geel
Ugaas dhifiq
Dj feermo....
Gaalo jabte carartaan ceyrsanaya
Hilibkodo ceyrin baa calashanaya
Calankeyga cawale ku gaardinaya
Candho weyne hah hah hah
Gaalo jabte carartaan ceyrsanaya
Hilibkodo ceyrin baa calashanaya
Calankeyga cawale ku gaardinaya
Candho weyne hah hah hah
Candho weyne cantatabka ceesanta
Caqli badan maba jiro ar cawankan
Suuqa xolaha ma geya ar cawankan
Culumadu maxe dhehen ma xalal ba
Caqli xuma wuxu kaley war ma shegad ba
Ha calaacalin kaaley abtirso wye
Ubixi kacaanka kuye wa cide cidaa
Somali ine colowdo jeclida warya
Gaalo jabte carartaan ceyrsanaya
Hilibkodo ceyrin baa calashanaya
Calankeyga cawale ku gaardinaya
Candho weyne hah hah hah
Gaalo jabte carartaan ceyrsanaya
Hilibkodo ceyrin baa calashanaya
Calankeyga cawale ku gaardinaya
Candho weyne hah hah hah
Caalamka inu hormare ma ogid miyaa
Dayaxa dushiis tage ma ogid miya
Yaku ciiley adi kaaley gudcur kugu dhalay
Kugu beeray cuqdada digfeer kaga tagay
Car ku dharo ina tahy cad xalala
Ceeshkaga maku jira ciida hostiis
Xaran quute ma tahy
Ku cayile ma tahy baacow hah hah hah
Aan iskaa baro warya candho candho
Cirka iyo dhulka inta u dhaxeyso
Wiilka kugu ciile kugu cadaaban ahay
Aj Aj axmed jabiye warya
Ciiltire kii ka yara wiilka kugu jano tagi
Xumbo afka kaga keeni ciida afka kuu dari
Xabad kuma quuro mindideeda carabiya
Baqtigaga ku duugi caro gaal candho
Gaalo jabte carartaan ceyrsanaya
Hilibkodo ceyrin baa calashanaya
Calankeyga cawale ku gaardinaya
Candho weyne hah hah hah
Gaalo jabte carartaan ceyrsanaya
Hilibkodo ceyrin baa calashanaya
Calankeyga cawale ku gaardinaya
Candho weyne hah hah hah
End......