Isdaji awoowe Lyrics
- Genre:Reggae
- Year of Release:2021
Lyrics
Isdaji awoowe - Ilkacase Qays
...
You know I’m high right
Ain’t fucking play man
Wilasha baladka shite wanakan awoowe
Ka maserete gaari wede wanakan awoowe
Ku mashqushe hormarkoda wanakan awoowe
Ree sheikh xusen lama tabto isdaji awoowe
Malin arbaco casara 85ka dhashe
1 luulyo casarkeda malin caan ba dhashe
Jacda dhacdo wiriqdeda madfacedan ahy
Mucjisada fanka iyo re sheikh xusen ban ahy
Ugaas xirsi gang gang malin guur soldier
Dal xoreye ciyaal xamar nalki mgalada ahy
Sideen ku dama awoowe MMT baan ahy
Half-million album dhulka igu dugan
Madalaha waberi aarki fanka ahy
Wilka titkok uga qaxde ka maserta ahy
Heavy weight champion jaahur baan ahy
Munafaqa fanka odey jirjiroolow
Gorme saxibo noqone odey jirjirolow
Car ishego nageye kaba qaad naageeye
Ado nool baan ku baaran mlin cad naageeye
Aawe team kazow ku dhufo ka dhaqaq
Wilasha baladka shite wanakan awoowe
Ka maserete gaari wede wanakan awoowe
Ku mashqushe hormarkoda wanakan awoowe
Ree sheikh xusen lama tabto isdaji awoowe
Milyan daadshe milyan dooxe milyan dugan ahy
Dhoola tuska qabri bayax kaga yimid ban ahy
Magacaga lagu diimi laga baafin babili
Dumar shaneye miya dhaqankisa miya
Ma nin baa ma naagba xage ban ku tirina
Ma cunta sabuulka ku darso basbaaska