MDhSK (Mcn Dhbteyda So Kor) Lyrics
- Genre:Dancehall
- Year of Release:2024
Lyrics
Hook_
Mcn dhabteyda so kor
Aniga kuu joogayo
Lacag hada rabto markasto
I imaw aniga ku tiranayo
Mcn kalay soo soco
Socodkaga an arko
markasto an kula joogo
Farxadada an arko
(Yeah sas waye)
Verse 1_
O marabe been ben kuli gili gili bam bam bam
Babe farxadada qaado com com com
Kuligooda u qeybi shan shan shan
Sheeko marabe naga xir warkod dhan dhan
Lasoco cashirkeyga rapkeyga adiga baran
Dhibkan maray waxban ka baran
Bbe kalay cadow hanagu so dhisin
Kalay fiiri meesha wan buji mey didin
So kor my range rover
Ha iloobin am your lover
Dartada ban u noqona fighter
Weedka an shite isii lighter
Waxad heyso miiska ii saar
Dharkana kuli naga saar
Hook_
Mcn dhabteyda so kor
Aniga kuu joogayo
Lacag hada rabto markasto
I imaw aniga ku tiranayo
Mcn kalay soo soco
Socodkaga an arko
markasto an kula joogo
Farxadada an arko
(Yeah sas waye)