Baraf Waye Lyrics
- Genre:Afro House
- Year of Release:2022
Lyrics
Yeah Xmuudi_68
Aha
Muudi gang
Verse_1
Smoke ma rabe wax kale igu badal
Baby luuq ma rabe qolka nagu badal
Ciyarta hadan ka dhiga macquul
Cida jaarkana ku dheh no mashquul
Maalinta jimcaha wan raxeysta
Habeenki jawi kalan iska gishta
Xabadeyda ila joogto sariirta
Intas iga badan ani kistaa
Pre chorus_
Baby soo xiro baati
Caawa no shid party
Kaali ani iilaali
Shawty ani ikolkooli 2x
CHORUS :
Jimco waye
Baraf waye
Kuleel waye
Waxan ku saran wali waye 4x
Verse_2
Baby wan ka hagaajina
Wan kaa diyaarinaa
Aniga ku ilaashana
Jaceylkenana wa adkeyna
Qolka jiifka wan ka dhisaa
Hada rabtidna waku biisa
Dhalan yaro so kaca dalkina dhisa
Alow naga haay cadowgena ishiisa
Pre chorus_
Baby soo xiro baati
Caawa no shid party
Kaali ani iilaali
Shawty ani ikolkooli
CHORUS :
Jimco waye
Baraf waye
Kuleel waye
Waxan ku saran wali waye 2x