
Ku Dul Ooyay
- Genre:Hip Hop & Rap
- Year of Release:2020
This song is not currently available in your region.
Lyrics
Ku Dul Ooyay - Khaalid Kaamil
...
kolkoolshey kuu dhowree kobcinti kalgacaylkeena kuganaaxay qalbigaga kamaqnanta wiilkiisa ka waayay dhinaceeyga x2
kuyeeray kuna bahday kubaafshey wadnaheyga kuheybshey arageeyga kana eegay garabkeyga kalinimo lawiidoobe x2
kinsi xaji kama heesin kalmad caalim kama sheegin
kinsi xaji kama heesin kalmad caalim kama sheegin kan ehelay kuleel kiisa kashan oloshay unbaa og
kinsi xaji kama heesin kalmad caalim kama sheegin kinsi xaji kama heesin kalmad caalim kama sheegin kan ihelay kuleel kiisa kasha oloshey unbaa og
verse 2
ku qafiifey kulankaga kana maarmi kari waaye kudul ooye sawirkaaga keydinwye ilmadeyda gocashan la ciishooday x2 kaabaray kanadooney karadhshey dunido dhan kugu Koobe maankeyga kuhilobe kuuna xiisay Kaarki xamili waaye
kinsi xaji kama heesin kalmad caalim kama sheegin
kinsi xaji kama heesin kalmad caalim kama sheegin kan
kinsi xaji kama heesin kalmad caalim kama sheegin kan ihelay kulelkiisa kasha oloshey unbaa og
see lyrics >>Similar Songs
More from Khaalid Kaamil
Listen to Khaalid Kaamil Ku Dul Ooyay MP3 song. Ku Dul Ooyay song from album Ku Dul Ooyay is released in 2020. The duration of song is 00:05:58. The song is sung by Khaalid Kaamil.
Related Tags: Ku Dul Ooyay, Ku Dul Ooyay song, Ku Dul Ooyay MP3 song, Ku Dul Ooyay MP3, download Ku Dul Ooyay song, Ku Dul Ooyay song, Ku Dul Ooyay Ku Dul Ooyay song, Ku Dul Ooyay song by Khaalid Kaamil, Ku Dul Ooyay song download, download Ku Dul Ooyay MP3 song