Loading...

Download
  • Genre:Afrobeats
  • Year of Release:2022

Lyrics

Dhami - Ayman Hanad

...

Hook_


Dhami dhami dha dhami

Jacaylkan Kaalay dha dhami

Waa mid dhaba ila dha dhami

Dhami dhami dhami dha dhamii 2x


Verse_1


She a bad smoker

Qolka so geli

Iska goy boy

Qolka qatarka kor ka geli

Yarta so dhawaw

Da Iga le sika ruf

Damax geli

Waxtar moye wax yeelo malehe


Dhami dhami dhadhami dha dhami 2x

Bananadan kalay dhadhami io


Pre Hook_


Adi dartaa kuwa kale Waan u dayni

dayni dayni dayni dayni

Waxkastaad rabto baby Waan ku siini

Siini siini siini Siini


Adi dartaa kuwa kale Waan u dayni

dayni dayni dayni dayni

Waxkastaad rabto baby Waan ku siini

Siin


Hook_


Dhami dhami dha dhami

Jacaylkan Kaalay dha dhami

Waa mid dhaba ila dha dhami

Dhami dhami dhami dha dhamii 2x


Verse_2


Ilow xantiyo beenta

Kuwa kale Isku dirkooda

Markay ku arkaan ha wareeraan

Inagaa dhisaynaa jacaylkeena

U adkaynayna baby tiirarka

Baby weynakaa

Allay lehe hadaan helay mid gaariya

Honeymoonkeenu waa italia

Hab isii ah

Ina socodsii

Aniga kaligay isii sii


"Maka daalayo mana diidayo "2x

Ha yabaalin ha iga boodin

Waan ku dhoofinayaa ha habaabin

Hal mar daya daya qor qor naanta

Kuwa kaloo idil bay i dhaanta

Sinaanta socod wacnaanta


Hook_


Dhami dhami dha dhami

Jacaylkan Kaalay dha dhami

Waa mid dhaba ila dha dhami

Dhami dhami dhami dha dhamii 2x


Pre Hook _


Adi dartaa kuwa kale Waan u dayni

dayni dayni dayni dayni

Waxkastaad rabto baby Waan ku siini

Siini siini siini


Adi dartaa kuwa kale Waan u dayne dayne dayne dayne dayne

Meelkastaad rabto baby Waan ku geyni


Hook_


Dhami dhami dha dhami

Jacaylkan Kaalay dha dhami

Waa mid dhaba ila dha dhami

Dhami dhami dhami dha dhamii 2x


Outro_


Dhami dhami dha dhami

Similar Songs

+

      -   or   -

      -   or   -

      NG +234
          -You can log in via below methods-
          Reset password via e-mail
          -or-
          Reset password via e-mail
          If you have any questions, please feedback on Boomplay App or send an email to [email protected].

          Please Select A Playlist

          Add New Playlist

          Share on

          Embed: Love & Light EP

          Custom Size :

          • Default
          • Desktop(300*600)
          • Mobile(300*250)

          Type :

          • HTML/HTML5 (WordPress Supported)
          Get Boomplay Premium
          for
          Payment Method
          Pay With
            Review and pay
            Order Date
            Payment Method
            Due Today
            Flutterwave
              Subscription Successful

              Congratulations! You have successfully activated Boomplay 1 Month Premium.

              Now you have access to all the features of Boomplay App.
              Payment Failed

              Please check your balance and then try again.

              You'll lose your subscription if we don't have a working payment method for your account, so please check your payment details.
              Need help? Contact Boomplay Subscription Support.
              Payment Processing...
              10 s

              Payment is being processed by . Please wait while the order is being comfirmed.

              Payment Processing
              Your order is processing, and it may take up to a few days for the service provider to handle your payment. Please kindly stay tuned and check your order status in ‘User Center’.
              About Order Status