Mohamed Waan Ku Jecelahay ft. Khadar keyow Lyrics
- Genre:Jazz
- Year of Release:2024
Lyrics
Miirkiyo Xiskeeygiyoo
Maanka taliyahiisaay
Maareey Nafteeyani
Adigeey Ku Muhaatee
Meel Bugtaan Ku Dhayaaye
Ha Igaga Masuuginee
Mar Un Waxaad Tiraahdaa
Mohamed waan Ku jecelahay
Inanyahay Marleey Dumar
Marna Kulama Simin
Arin Muruga Reebtiyo
Milga Xun Kumaan Badin
waxay laabta Muhatoo
Midigteeyda gaarina
Inaan Ku Oran maya
Adigaa ii Marqaati ah