
MAKAFTAMAYNO (feat. HAMZE JOKAR) (Radio Edit) Lyrics
- Genre:Hip Hop & Rap
- Year of Release:2022
Lyrics
MAKAFTAMAYNO (feat. HAMZE JOKAR) (Radio Edit) - BUNBUN ALI
...
MAKAFTAMAYNO
MAKAFTAMAYNO
MAKAFTAMAYNO
MAKAFTAMAYNO
MAALMAHA QAAR MADAXAAN FURTAA
CAR SHEEG LUUQEE MARMARTAA
WEJIGAAN KAAGA DHUFAN KABTAA
ISHAAN KAA GELINA FARTAA
MAALMAHA QAAR MADAXAAN FURTAA
CAR SHEEG LUUQEE NARMARTAA
WEJIGAAN KAAGA DHUFAN KABTAA
ISHAAN KAA GELINA FARTAA
Aaa
KAALAY PPE
XOGAA JIMICSO
SURWAALKA SIIBO
KUSOO FARIISO
HALKAAN WAX YAR KAALAY KUNASO
BUNBUN BOY WAAKANE KAALAY KU QABSO
HAMZE JOOKAAARRRR
WAXAAN AHAY IYAARKA
SHITO SIGAARKA
KA WEECDA BAARKA
DABA GALA VARTA
JOKAR WAAKANE BARTA
IMISAA SOO TAAGAY FARTA
mawlid crooown on the beat
6+6-6
24 hours
HOME WORK WEEYE
CAWA KASOO SHAQEE BERI II KEEN
Accept 1 night
2 night maahaN
Yaa ku yiri wiilkam dir maahaN
You know this rap iska gal maaha
Somebody wanna tartan for me
Top ten baan ku jiray ayaamahaN
Markaan usoo baxnay dalka
kuwaa soo qoray kabtanka
anagaa kalakicina magaalka
Savetan kala soo baxay galka
Sharma iyo maslax way daaleen
bunbun iyo jokar way tashteen
inay badalaan bay go'aansadeen
MAKAFTAMAYNOO UWOWUWOWOO
MAKAFTAMAYNOO UWOWUWOWOO
MAKAFTAMAYNOO UWOWUWOWOO
MAKAFTAMAYNOO UWOWUWOWOO
MAKAFTAMAYNOO UWOWUWOWOO
MAKAFTAMAYNOO UWOWUWOWOO